Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano Muhiim ah (Sawirro)

Ciidamada Xoogga Dalka iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana mid ah Deegaanada ay Al-shabaab Xoogagii Al-Shabaab ee degaankaas ku sugnaa ayaa ka baxay ka dib markii ay war ka heleen ciidamada DF ee halkaas ku wajahnaa, iyagoo aaday dhanka degaanka Wabxo oo … Continue reading Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano Muhiim ah (Sawirro)